Quantcast
Channel: Toronto Police Service - News Releases
Viewing all articles
Browse latest Browse all 23668

Homicide #56/2016, Mohamed Omer, 23, Somali public appeal Dil #56/2016, Dixon Road/Kipling Avenue, Mohamed Omer, 23, Racfaanka dadweynaha

$
0
0
Isniintii, Oktoobar 24, 2016, qiyaastii 12:40 a.m., booliska wuxuu helay wicitaanka dhawaqa rasas ah aaga Kipling Road/Dixon Road.

Daqiiqado kadib, booliska wuxuu helay wicitan ah SUV inay ku dhacday guri u dhaw Wadada Windsor.

Gargaarka degdega ah ayaa tagay darwalkana waxaa loo qaaday isbitaalka halkaas oo mr dambe lagu sheegay inuu geeriyooday. Darwalka waxaa lagu sheegay inuu yahay Mohamed Omer 23 reer Toronto ah.

Toddobaadkan afaraad sanad guurada geerida Mohamed Omer, baarayaasha waxay ka codsanayaan bulshada, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed iyo bulshada Wadada Dixon, inay la yimaadan macluumaadka, haddii ay tahay toos booliska, ama si qarsoodi ah.

Qof walba oo haya macluumaad waxaa loo sheegaya inuu la soo xiriiro booliska 416-808-7400, Dambi Joojinta Qarsoodiaga ah 416-222-TIPS (8477), barta www.222tips.com, ama fariinta TOR iyo fariintaada CRIMES (274637). Ka soo dejiso App-ka Dambi Joojinta iTunes, Google Play ama Blackberry App World.

Click here to read appeal in English.

Fadlan soo dejiso App-ka Mobaylka Adeega Booliska Toronto iOS ama Android.

Wixii faafaahinta warka ah, booqo TPSnews.ca.

Viewing all articles
Browse latest Browse all 23668

Trending Articles



<script src="https://jsc.adskeeper.com/r/s/rssing.com.1596347.js" async> </script>